Shir looga hadlayo Maareynta hubka iyo rasaasta oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane, Xuseen Macalin ayaa furay shirka sannad laha ee maareynta hubka iyo rasaasta oo sannadkaan looga hadlayo halka uu marayo qorshaha qaadista Cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya. Mudane Xuseen Macalin oo furitaanka shirka khudbad ka jeediyay ayaa tilmaamay iney ku han-weyn yihiin sannadkaan in Soomaaliya laga qaado cuno-qabateynta dhanka … Continue reading Shir looga hadlayo Maareynta hubka iyo rasaasta oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)